|
Islam in Somalia
|
 |
|
Soomaalidu waa ummad Islaam ah, caqiidadoodu waa Ashcariyo, mad-habtooda fiqhigana waa Shaaficiyo, Islaamkuna taariikh dheer buu ku leeyahay dalkeenna ee hadda sooma gelin sida ay wahhaabiyadu ku andacoonayso
|
|
Makkah
|
|
al_Madiinah
|
|
|
Dhegayso duruus Maqal ah
| |
Quraan, Subac, Digri, Caqiido, Fiqhi, Tasawuf, iyo dhammaan wixii aad u baahantahay ee diinta ku saabsan, waxaa soo habeeyay culumo aqoon dheer u leh diinka. Halkan Riix
|
|
Gabaygii Shiikh Nuuriye ee halkudheggiisu ahaa:
Qabaa'ixda Wahhaabiyada, Dhagaysi wacan.
|
|
MU'TAMARKII 4AAD EE AHLUSUNNAH WAL JAMAACAH, SWEEDEN 2008
|
|
|
KULANKII AHLUSUNNAH WAL JAMAACAH EE LAGU QABTAY MELBOURNE, AUSTRALIA 2006/2007
|
See More Pictures
|
|
XUSKA MOWLIDKA NABIGA NNK
|
|
REDDINTA BIDCADA,
Shiikh Cabdi Risaaq
|
|
SIDEE NAARTA LOOGA BADBADAYAA?
| |
Ka badbaadidda naarta
Eebbe kor ahaayee wuxuu yiri: (Kuwii rumeeyayow ka koriya naftiina iyo qaraabadiinna naar shidaalkeedu yahay dad iyo dhagaxyo waxaa kor jooga malaa'ik adag oo xooggan, ma caasiyaan Eebbe wuxuu faray, waxayna falaan wixii la faro) [at-taxriim: 6].
Akhri qoraalkan.
|
|
SIDEE XAQA KU HALEELAYSAA?
|
|
XUQUUQDA UU EEBBE ADDOOMIHIISA KU LEEYAHAY
| |
Waa maxay xaqa ugu wayn ee Eebbe addoomihiisa ku leeyahay?
Waxaad ogaataa in kan ugu wayn xuquuqda Eebbe kor ahaayee uu yahay towxiidkiisa kor ahaayee, iyo in aanan wax kale loola shirko yeelin, maxaa yeelay Eebbe shirko u yeeliddiisu waa dambiga ugu way nee addoonku falo, waana dambiga uusan Eebbe dhaafayn, wuxuuna u dhaafaa wixii intaa ka sokeeya ciddii uu doono. Eebbe kor ahaayee wuxuu yiri: (Eebbe ma dhaafo in loo shirko yeelo wuxuuse u dhaafaa wixii intaa ka sokeeya ciddii uu doono) [an-Nisaa': 48].
Akhri qoraalkan.
|
|
DIIN SAXIIX AH OO AAN ISLAAMKA AHAYN MA JIRO
| |
Diin saxiix ah oo aan Islaamka ahayn ma jiro
Diinka xaqa ah Eebbe agtiisa waa Islaamka, wuxuu yiri Eebbe kor ahaayee: (Qofkii doonaya in uu diin ka dhigto wax aan islaamka ahayn laga aqbali maayo aakhirana wuxuu ka mid ahaan kuwa khasaaray) [ali-Cimraan:85]. Waxaa kale oo Eebbe yiri kor ahaayee: (Diinku Eebbe agtiisa waa Islaamka) [ali-Cimraan:19].
Akhri qoraalkan.
|
|
|
ISLAAMKU WAA BARASHO EE BAAWSI MAAHA!
| |
BOGGA FATWADA IYO SU'AALAHA
|
|
Si aad u Waydiiso Su'aal ama Fatwo:Adeegso Emailkan: (labagarre@hotmail.com) |
|
Akhbaarta Ahlusunnada
Wararkii ugu Dambeeyay
|
|
Khawaarijta Wahaabiyiinta al-Shabaab..
Ahlu sunna wal-jamaaca oo hor istaagtay..
Waa Maxay al-Shabaab?!...
________________________________________
Muxaadaro ka dhacaysa Masjid Daarulquba
Waxaa Muslimiinta Soomaaliyeed ee ku nool Magaalooyinka Mataanaha ee St. Paul iyo Minneapolis la ogeysiinayaa in Masaajidka Darul-Quba lagu qaban doono Muxaadaro aad u qiima badan. Muxaadaradani waxay ka hadli doontaa dhibaatada ay Wadaado la moodku (Khawaarij/Wahaabi) ku hayaan wadankeenii.
Waxaa dib loogu noqonayaa waxa ay Shareecada Islaamku ka qabto in Muslimiinta la gaaleysiiyo, la dilo, la dhaco, Qabuurahooda la faago iyadoo hadana diin lagusoo gabanayo.
Waxaa kaloo Muxaadaradu ku saabsan tahay saadaashii uu Suubanuhu(sallahu caleyhi wassalam) ka bixiyey Wadaad xumayaasha (Khawaarij/Wahaabi) soo bixi doona Zamin aakhirka, Astaamahooda, halka ay ka soo bixi doonaan iyo halka ay aakhirka ku danbeyn doonaan.
Fadlan ka soo qayb gala Muxaadaran oo uu noo soo jeedin doono Caalimka weyn ee Shariif Maxamuud Shariif Ali (xafiduhullaah) si aad u ogaataan halka ay dhibtu naga raacday iyo sidii looga badbaadi lahaa. Waxay Muxaadaradani dhici doontaa Maalinta Sabtida ah Salaada Makhribka ka dib, waxayna ka dhici doontaa:
Masaajidka Darul-Quba: 1511 4th Street Minneapolis, MN 55454
Sabti, Janaayo 2, 2010 (01/02/2010) marka ay Saacadu tahay 4:30 pm.
Wixii faahfaahin ah, fadlan soo wac Masaajidka ama Macallin C/Qaadir tel: 612-245-5682.
________________________________________
Dul-Khuwaisri revisited: Khawarij of Past & Present and
Features of the Khawarij and Its Hukm
Sherif Mohamud Sherif Ali (May Allah reward and bless him) will deliver a lecture giving an insight into the Aqeedah and Methodology of the Khawarij and their deviance and characteristics.
Please come and join us with your families and friends for a Muhadaro at
Masjid Darul-Quba on Saturday January 2nd 2010, after Maqrib Salat (4:30pm).
The Holy Prophet (salalahu aleihi wassalam) said to the Grandfather of today’s Khawarij/Wahabi: “…..Woe be upon you, who would do justice if I do not do justice, and you would be very unfortunate and a loser if I do not do justice”. Sahih Muslim.
For further information, please call the Masjid or Ustaz Abdulqadir at 612-245-5682. xiishyare@hotmail.com ama lamahuraankii@yahoo.com
|
|
Silsiladda Aasaaska Islaamka
|
|
AQOON LA'AANI WAA IFTIIN LA'AAN!
|
|
QAYBAHA KUFRIGA IYO WAXYAABAHA LAGU KUFRINAYO
| |
Caddaynta qaybaha kufriga
Waxaad ogaataa walaalkayga Muslimka ahow in ay jiraan ictiqaadyo iyo falal iyo oraahyo burrinaya labada ashahaatin kuna ridaya (qofka) kufri, maxaa yeelay kufrigu waa saddex jaad: kufri ictiqaad ah iyo kufri fal ah iyo kufri oraah (qowl) ah, waana isku raacsanyihiin afarta mad-habadood sida nawawi iyo ibn al-Muqri oo shaaficiyo ah iyo ibn Caabidiin oo xanafiyo ah iyo al-Buhuuti oo xambali ah iyo sheikh Maxamaded Caleesh oo maaliki ah iyo qaar kale kolka qofkii doona ha eego. Sidoo kale culumada aan ahayn kuwa afarta mad-habadood ee ka mid ah mujtahidiintii hore sida Awsaaci wuxuu ahaa mujtahid mad-hab lagu howlgalo leh kadibna ardaydiisii way la'deen.
Akhri qoraalkan.
|
|
KOW IYO KONTON MAS’ALO (51),
OO AY WAHHAABIYADU KU KUFRISAY
|
|
Nabigu nnk wuxuu yiri: "Diinku waa naseexo"
Shiikh Dr. Hersi Aw Mohamed oo ka jawaabaya dalab uga yimid akhristayaasha iyo culumada soomaalida qaar ka mid ah, kuna saabsan mas'alada kufriga firqada wahhaabiyada, ayaa qoraalkan ku caddeeyay konton iyo kow (51) mas'alo oo wahhaabiyadu ku kufrisay.
Halkan Riix |
Ahlusunnah WebLinks
Bawaabat islaamiyah
Islam Online
Islam Web
Nurallah
Islam Pedia
balagh.com
balagh.com
Mawaaqic Islaamiyah
alwihdah.com
altafsir.com
rayaheen.net
yah27.com
frzdqi.net
almoslem.net
dar-alifta.org
deyaa.com
truth.org.ye
Muntaadiyat islamiyah
rubat.com
Al- Duruq Assuufiyatu
shazly.com
shazellia.com
noormishkat
al-razi.net
grandzawiyah.com
rissalat.com
soufism
tasawuf.ws
al-nabi.com/
ozkorallah.net
alnoor1.org
madaad
alsiyada.org
islamic-sufism.com
Mashaayikh wa Ducaat Islamiyah
alhabibali.org
al-bouti.com
alhabibomar.com
zuhayli.net
rifaiya online.com
Nursistudies.com
abdelkafy.com
islamiyyat.com
mohamadalawi.org
ar.fgulen.com
akkam.org
| |